Bir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya. 2. B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko. 3. ld bir-ajuuraan.

Bir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.

Bir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax sida iftiin bilig dhihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bir

daab | daab | daabac | laab | waab | caabbiri | saabbir | yaanbo | baaf | gaallays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg