Birdhaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida boronas, araas) ama bir ay ku dhafanyihiin xaddi yar oo birmaahayaal ahi (sida istiil). B.yadu waxay ahaan karaan laba weji oo isku laban ama iskujir iskukaan ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birdhaf ↴
maanganiis | baraas | magniisiyam | nikal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg