birdhi
(m.l)

1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birdhi

birdhic [m.dh] (-cyo, m.dh)
1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld birdhi.

birdhig [m.l]
ld birdhigid.

birdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.

birdhigid [m.f.dh]
eeg birdhig². ld birdhig¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg