Bire
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bire ↴
jaar | xagal masaafo-cabbire | birayn | biree | bireeris | biresbiyobiya | boolbire | bure | cabbire-selsiyas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg