Birjeeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo/-byo, m.l)

Bir, biraha kale lagu qabto oo ka kooban laba qalbac oo dhexda iska haysta oo marka gadaal la isaga qabto hore wax ka qabata; kalbad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birjeeb


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg