Birmiil
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birmiil ↴
barmiil | dilindillee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

