Birqaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Bir laba qalbac oo gadaal ama dhexda iska haysta ah oo dhuxusha birta kulul iwm lagu qabto. 2. Summad ka kooban laba alif oo isweydaarsan oo xoolaha lagu dhigto. ld birqabad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birqaab

birqabad | carsaanyo | dibqallooc |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg