Bishaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bishaaro ↴
bishaarad | bushaarad | bushaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg