bishin
(m.dh) (-no, m.l)ld burshin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bishin ↴
burshin [m.dh] (-imo, m.l)
1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta. 2. Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
dareerto [m.dh]
1. Lafta dheer ee dhabarka. 2. Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg