Burshin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta. 2. Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burshin

bishin | burshintuur | burshintuur | burshintuurid | bushin | bushintuur | bushintuur | bushintuurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg