bisqan
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Timaha gumaarka dadka ka baxa; shuun. ld bisqin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bisqan ↴
nabas [m.dh]
1. Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha. 2. Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
bisqanley [m.dh]
Meesha ay bisqintu ka baxdo; gumaar.
bisqin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld bisqan.
shuun [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg