Biyabbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.


Biyabbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyabbax

biyabbaxo | biyabbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg