biyabbaxo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Meesha ay biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyabbaxo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg