Biyadhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan. 2. (-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla. 3. (-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.

Biyadhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Xoolo meel biyo leh ka harqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyadhac

biyadhaceen | biyadhicid | xiinto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg