biyafariisin
(m.l) (-nno, m.dh)

Dhul godan oo biyo qabatin leh. ld biyafariisad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyafariisin

biyafariisad [m.l]
ld biyafariisin.

xin [m.l]
1. Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan. 2. (-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg