biyatooni
(m.l) (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)ld biyantooni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyatooni ↴
biyantooni [m.l] (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)
Nin shaqo-hoosaad ka qabta xafiisyada oo munshaar ku qaata. ld biyatooni.
biyantooniyad [m.dh]
ld biyatooniyad.
biyatooniyad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney ku munshaar qaadata shaqo-hoosaadka xafiisyada. ld biyantooniyad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg