biyaxir
(m.l) (-rro, m.dh)Dhismo loogu tala galay in biyaha webiyada socodkooda lagu hakiyo si loo keydiyo, heerkoodana kor loogu qaado. ld biyaxireen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyaxir ↴
biyaxireen [m.l] (-nno, m.dh)
ld biyaxir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg