bogsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax buka caafimaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bogsii

bogsiin [m.f.dh]
eeg boogsii. ld bogsiis.

bogsiis [m.l]
ld bogsiin.

shaafi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg