boholaddumi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boholaddumi ↴

boholaddumin [m.f.dh]
eeg boholaddumi. ld boholaddumis.

boholaddumis [m.l]
ld boholaddumin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg