boholyow
(m.l)

1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.

boholyow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boholyow

boholyoobid [m.f.dh]
eeg boholyow².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg