Booc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Hunguri. 2. Cune. 3. In yar oo tubaako shiidan ah.

Booc

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booc

boocaar | bunji | marbooc | murbooc | xargaha codka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg