Bood

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.


Bood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u dhaw oo timaha iyo dharka lagu dhaqdo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bood

orgoo | rabbaas | rabbaas | rable | rablee | tabsan | xabeed | aboodi | artaraboodha | baarashuud |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg