Rable
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rable ↴
rablayn | rablee | qararable | rableysad | rableysan | rableysasho | rableysnaan | rableysnaansho | rableyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg