boodee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boodee ↴
boodayn [m.f.dh]
eeg boodee. ld boorayn (2).
booree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax boor u eyelid; ld boodee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg