booree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Wax boor u eyelid; ld boodee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh booree ↴
boodee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
boorayn [m.f.dh]
eeg booree. ld boodayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg