boojis
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-syo, m.dh)Qof hubeysan oo si sharci darro u laaayo ugaarta si uu uga ganacsado haraggooda, iliggooda iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boojis ↴
boojisnimo [m.dh]
Boojis ahaansho.
qaboojisasho [m.f.dh]
ld qaboojiso.
qaboojiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax, wax qabow ka dhigasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg