boolee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Ciyaar turub haad u boqrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boolee ↴
boolayn [m.f.dh]
eeg boolee. ld boolo.
jar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg