boon
(m.l)

(boon, m.dh) Nin nolol maalmeedkiisa ka soo saaro ugaarsashada.

boon
(m.dh)

1. Beel ugaarsato ah. 2. Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.

Boon*

Bocool weyn oo inta badan ka  samaysan Gees oo la yeeriyo xilliyada colaadaha ama arrin degdeg ahi jirto si dadka loogu digo. = Buun


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boon

okobboon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
ld okobban.

okobboonaan [m.dh]
ld okobbanaan.

okobboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld okobbanaan.

asaabboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).

asaabboonaan [m.f.dh]
eeg asaabboon. ld asaabboonaansho.

asaabboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asaabboonaan.

boonbiyeed [m.l]
Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.

boondhow [m.dh] (-wyo, m.dh)
Furdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi galay; carromaris.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg