booqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qday, -qatay)Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh booqo ↴
booqasho [m.f.dh]
eeg booqo. ld booqad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg