booraan
(m.dh) (-aamo, m.l)God hoos u dheer oo af dhuuban leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh booraan ↴
booraandawaco [m.dh]
God dawaco.
goddawoco [m.dh]
God dawadu gasho; booraandawoc.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg