boorri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ku b.: cid hawl qabashadeda ku guubaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boorri

baramboorri [m.dh]
Neef geel ama lo'ah da'yar, oo buuran.

boorrin [m.f.dh]
eeg boorri.

dirirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid dagaal gelin ama ku boorrin.

hamboorri [m.l]
Riixdin; jug; garabgal.

hamboorri [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Wax hore u tuurid. 2. Wax ku walaahoobid.

hamboorriyid [m.f.dh]
eeg hamboorri².

shayddaan [m.l]
1. Uun aan muuqan oo dadka xumaha ku boorriya. 2. (-nno/-mmo,mdh) Qof xumaha ka taliya.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg