Hamboorri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Riixdin; jug; garabgal.

Hamboorri

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

1. Wax hore u tuurid. 2. Wax ku walaahoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hamboorri

hamboorriyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg