Booti

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booti

bawne | booddo | boodsii | boodsiin | boodsiis | bootimaale | bootimaaleysad | bootimaaleysasho | bootimaaleysi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg