boqongoyn
(m.dh)

ld boqnagoyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqongoyn

boqnagoyn [m.f.dh]
eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.

boqondhaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dhebay, -dhawday; -dhebi)
1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.

faylaggoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg