Boqortooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya. 2. Waddan boqor xukumo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqortooyo

borotista | gabbaro | metasoowa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg