boqro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-raday, -ratay)

Qof boqornimo u caleemo saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqro

boolo [m.dh]
Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.

boqrasho [m.f.dh]
eeg boqro.

caleemasaar [m.l]
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg