Budaddar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Adkaynta soor lagu adkeeyo budo.
Budaddar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Soor bislaatay budo ku adkayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga budaddar ↴
budaddaran | budaddarid | budaddarnaan | budaddarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg