budlin
(m.f.dh)

eeg budli. ld budlis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh budlin

budlis [m.l]
ld budlin.

cag-adayg [m.l]
Dhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.

riiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg