riiq
(m.l) (-qyo, m.dh)1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
riiq
(m.dh)Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².
riiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiq ↴
ibriiq [m.l] (-qyo, m.l/dh)
Weel ka samaysan macdan, naxaas dhoob iwm oo af dhuuban, dhegdheer iyo dabool leh oo shaaha lagu karsado ama lagu shubto; kirli; jalmad. kirli, jalmad
tafaariiq [m.dh]
Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo.
anqaas [m.dh]
Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.
bariiq [m.l]
Qolofta ku dahaaran iniinyaha bariiska intaan la tumin.
barriiqasho [m.f.dh]
eeg barriiqo².
barriiqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
barriiqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
cariiq [m.l]
Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.
cariiqsad [m.l]
ld cariiqsasho.
cariiqsasho [m.f.dh]
eeg cariiqso. ld cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad, carii.