budoobid
(m.f.dh)eeg budow². ld budow¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh budoobid ↴
budow [m.l]
Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg