Budow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid.
Budow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga budow ↴
budoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg