bug
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)B. dheh: cod lagu muujiyo qarax ama dhac.
bug
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)(bukay, bugtay; buki) Qof, wax bukaan ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bug ↴
tacluus [m.dh]
1. Cudur, bugto. 2. Juucjuuc.
xafaare [m.l]
Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
bogox [m.l]
ld bugux.
bucayn [m.dh]
ld bugayn.
bucee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld bugee.
bugayn [m.f.dh]
eeg bugee. ld bucayn, buhayn.
bugcad [m.dh] (-do, m.l)
Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad.
bugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg