bugee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bugee

bucee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld bugee.

bugayn [m.f.dh]
eeg bugee. ld bucayn, buhayn.

buhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-heeyay,-heysay)
ld bugee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg