buhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay,-heysay)ld bugee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buhee ↴
bugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
buhabbuhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-heeyay, -heysay)
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucabbucee, bukabbukee (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg