buji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buji

baji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.

bujin [m.f.dh]
eeg buji.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg