bukasho
(m.f.dh)

eeg buko. ld bukood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bukasho

bukood [m.l]
ld bukasho.

jirro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raday, -ratay)
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg