Jirro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.


Jirro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raday, -ratay)

Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirro

caabuq | caafimaad | udullub | adaddaah | aragxun | axgab | baaranooya | barood | batoojin | biinan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg