bukaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah). 2. Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bukaysii

bukayn [m.dh]
ld Bukaysiin; bukabbukayn.

bukaysiin [m.f.dh]
eeg bukaysii. ld bukayn.

bukee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
ld bukaysii; bukabbukee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg