bukee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -kaysay)ld bukaysii; bukabbukee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bukee ↴
bukabbukee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
1. ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo. 2. ld buhabbuhee.
bukaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah). 2. Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.
moos-bukeeni [Magac Lab | Noun Masculine]
Moos waaweyn oo marka la kariyo la cuno.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg