bulaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulaali ↴
bulaal [m.l]
ld bulaalid.
bulaalid [m.f.dh]
eeg bulaal². ld bulaal¹.
bulaalin [m.f.dh]
eeg bulaali.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg